• Stars
    star
    1
  • Language
  • Created almost 2 years ago
  • Updated almost 2 years ago

Reviews

There are no reviews yet. Be the first to send feedback to the community and the maintainers!

Repository Details

Soomaaliya, dhul beereed aad u baaxad weyn ayay leedahay waxa maro 2 wabi sidoo kale beeraha dadan ayaa ayadana lagu abuuri karaa dalagyo kala duwan, kuwaas oo wax badan ka badali karo kobaca dhaqaalaha dalka, shaqa abuurka, yareynta saboolnimada iyo si aan u soo saarano cunnooyinka iyo khudradda aan ka soo dhoofsanno dibadda.